Airportka Muqdisho ee Aadan Cade oo ay Shirkadda Turkiga ah dhisaysa soona bandhigtay Naqshadiisa & siduu u Ukaan doono Waxaana ku Bixi doona 3 Milyan waxaana lagu dhamaystirayaa Mudo 8 Bilood ah. DAAWO SAWIRADA.
Shirkadda FAVORI ee dalka Turkiga laga lee yahay, ayaa waxay soo bandhigtay muuqaalka cusub, ee uu yeelan doono Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Shirkadaan ayaa balanqaaday in muddo sideed bilood ah, ay Garoonka Aadan Cadde kaga dhiggi doonto mid Caalami ah. Isbedelkiisuna ay soo dhaweyn doonaan dadka Somaliyeed.
Dhanak kale Dadka adeegsada Garoonka Aadan Cadde, ayaa waxaa la rumeysan yahay inay tiradoodu kordheyso maalinba maalinta ka dambeysa. Iyadoo dadka adeegsada ay qeyb ka yihiin Ajaaniib.
15-kii bishaan ayay Dowladdu hawlihii Garoonka ay ka wareejisay shirkadda Wadanka South Africa laga lee yahay ee SKA. Taasoo muddo afar sano ka badan gacanta ku heysay hawlihii Garoonka.
Shirkadda FAVORI ee dalka Turkiga laga lee yahay, ayaa waxay soo bandhigtay muuqaalka cusub, ee uu yeelan doono Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Shirkadaan ayaa balanqaaday in muddo sideed bilood ah, ay Garoonka Aadan Cadde kaga dhiggi doonto mid Caalami ah. Isbedelkiisuna ay soo dhaweyn doonaan dadka Somaliyeed.
Dadka adeegsada Garoonka Aadan Cadde, ayaa waxaa la rumeysan yahay inay tiradoodu kordheyso maalinba maalinta ka dambeysa. Iyadoo dadka adeegsada ay qeyb ka yihiin Ajaaniib.