Daawo Xafladii Toronto iyo Hadhwanagnews oo lasiiyay shahaado Sharafeed. |
Habaynidamii Sabtida ahayd ayaa Magaalada Toronto ka dhacay Xafladii loogu dabaal degayay 18 Guuradii Somaliland waxaana kasoo qeyb galay Dadweyne aad u tiro badan oo kakala yimid gobolada dalkan Canada iyo waliba dalka maraykanka.
|
 |
Left Ahmednasir Jibril Farax iyo Wariye Xamza oo kayimid London, Uk Booqashana ku jooga Magaalada Toronto, Canada |
|
|
 |
Left Ibrahim Jibril Farah iyo Feisal Mohamed Yusuf |
|
|
 |
Ibrahim Jibril Farah |
|
|
 |
Wariye Ahmed-Djibouti |
|
|
Xafladani waxay ahayd tii ugu balaadhneyd e ka dhacda Yurub iyo Norh America waxayna ahyd xaflad si hersare ah loosoo agaasimey.
Saciid Adan
Hadhwanaagnews
Toronto, Canada
|
|