Xafladan ayaa kazoo qayb galay dadweyne lasoo xuley waxaana goobtaasi ka tumayay Fanaaniinta waawayn oo ay ugu horayso Nakruuma, Cumer Boonge iyo Wiilka sanadkan Magalada Toronto aadka loogu jeceyl yahay Waa Mahamed maanka.
Hadhwanaagnews
Toronto, Canada.