Sawiradii Mudaharadkii London oo ay Hadhwanaagnews Goobjoog ka ahayd Daawasho wacan. |
 |
Sawirada Waxaa soo qaaday Wariye Muniir Ahmed Cigaal |
|
|
London-(Hadhwanaagnews) Iskusoo bax aad u baladhan ayaa ka dhacay Magalada London Waxaana kasoo qayb galay Dadweyne aad u tiro badan oo kakala yimid dhamaan Gobolada Dalka Britain oo dhan.
Iskusoo baxan oo ula jeedadau ahayd sidii loo adkayn lahaa Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland iyo sidii ay Aqoonsi calami ah uga helilahayd beesha calamka.
Iskusoo baxan ayaa waxaa ka qayb galay Shabakadda Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews goobtaasi oo uu kusugnaa Wariye Muniir Ahmed cigaal oo Sawiradani idiin soo qaaday.
|
 |
Wariye Muniir oo Cardkii Shirka lagu galayay e Hadhwanaagnews haysta |
|
|
Hadhwanaagnews
London, UK
|
|