HadhwanaagNews.com

Welcome to Hadhwanaagnews Media

Home

page42

page41

page39

page38

page37

page36

page35

page34

page33

page32

page31

page30

page29

page28

page27

page26

page25

page24

page23

page22

page21

page20

page19

page18

page17

Gabiley Hospital Xaflad

Wafdi Ceerigaabo

page16

page15

page13

page11

page12

page9

page7

page8

page5

page3

page6

page10

UCIDsafar

 
Casho Sharaf Loosamayay Waftiga UCID ee kusigan Toronto Murashaxa Jamaal Cali Husein iyo Xoghayaha Guud ee Ucid Ahmed-Keyse Daawo sawirada
Image: 

Toronto-(HWN)-Casho Sharaf loosameyay Madaxda sare ee Xisbiga Ucid ee uu kamidka yahay Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga qaran UCID Mudane Jamaal Xali Husein iyo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid Mudane Ahmed Aadan ismaciil (Keyse).

Casho sharafeedkan oo ahaa mid waftigan culus lagu soo dhawaynayay taasoo lagu qabtay Hotelka way n ee Jerusalam, waxaana xaflad laga casuumay dad VIP ah waxaana soo qaban qaabiyay Khadar Guun, Shucayb C/laahi Hassan, Jawaahir Mahmed Ismaaciil (Jawaahir caano nuug) iyo Cumer Mahdi.

 

Habeenka sabtida ah ee taarikhdu tahay Jan/26/2013 Ayaa Xaflad wayn lagu qabanayaa magalada Toronto waxaana dadweynaha la Ogeysiisnayaa inay kasoo qayb galaan.

Waxaa dadweynaha reer Toronto loogu baqaya inay kasoo qayb gal xafladaha iyo damaashaadka Guusha Xisbiga Qaran ee UCID

 

Hadhwanaagnews

Toronto, canada


Hadhwanaagnews Media Everywhere!
HOME