Daawo: Magaalada Hargysa Oo Laga Hirgaliyay Cisbitaal Casri Ah Oo Ay Ka Hawlgalayaan Dhakhaatiirtii Dibadaha Loo Doonan Jiray
Magaalada Hargysa, ayaa waxa lagaaga hir galiyay cisbatal aad u casriyaysan oo aan hore loogu arag dalka, cisbatalkani oo la yidhaa New Hargysa Hospital, waxa ka hawl gala dhakhaatiirtii dibadaha loo aadi jiray iyo qalabkoodii oo ay ku shaqaynayaan oo waliba casri ah lana talaabsanaaya cisbitaalada caalmka fadlan faah faahinta cisbatalkan xagan hoose ka daawo ama dhegayso.