Toronto:- Xafladii Xibiga UCID ee Toronto Murashaxa Madaxweyne ee UCID Mudane Jamaal Xali Husein iyo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid Mudane Ahmed Aadan ismaciil (Keyse) Soo Dhawayntii Xaflada Daawo + Sawiro.
Image:
Toronto-(HWN)-Xaflad baladhan ayaa loosamayay Madaxda sare ee Xisbiga Ucid ee uu kamidka yahay Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga qaran UCID Mudane Jamaal Xali Husein iyo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid Mudane Ahmed Aadan ismaciil (Keyse) halkaas oo ay kula kulmeen jaaliyadda reer Toronto ee Somaliland u dhashay.
Xaflad ayaa ahayd mid si heersare ah losoo agaasimay oo aad u qurux badnayd waxaana kasoo qayb galay dadweyne aad u tiro badan. Hadaba Video lagu duubay oo ay kujiraan Khudbado qiiro leh ayaan idiin soo dayn doonaa.