Dukaanaka Ugu Quruxda Badan Canada oo dhawaan laga Furay Toronto iyo Mulkiilayaasha Dukaanka Saynab Ibrahim iyo Hodan Dirieh (Famme Actuelle Inc)
Hadhwanaagnews-(Toronto)-Waxaa Magaalada Toronto laga Furay Dukaan Caalami ah oo lagu iibiyo dharka, Kabaha, Shandadaha, Cadarada iyo Daruucda noocii ugu danbeeyay.
Mulkiilayaasha Dukaankan oo kala ah Saynab Ibrahim iyo Hodan Dirieh ayaa waxaa ay jaaliyada Afka Somaliga ku hadla usoo bandhigeen Dhar tayadoodu aad u sareyso oo laga-kala keenay France, Italy iyo dalal badan .
Dukaankan ayaa ah kii ugu Horeeyay oo mid noocan oo kala ah laga furo Dalka Canada sababtoo ah waxaad ka dareemaysaa isla marka aad gashid Dharka Quruxdooda iyo sida Dukaanka loo qaabeeyay amaba loo sharxay oo horey looga baran Dukaamada Soomaalida, Dukaankan ayaa Magaciisa layidhaahdaa Femme Actuelle Inc.
Mulkiilayaasha Dukaanka oo kala ah Saynab Ibrahim iyo Hodan Dirieh
Hadii aanu soo qaadanao Daruucda Noocyada ay-hayaan waxaa kamid ah:-
A: Kanebo, Bax meney , Half Bax
B: 100% Pure Silk + French Designer Jean-Paul, Gauthier