Aroos FarxadeedAniga iyo xaaskayga Asmahan Sheikh Mussa waxaanu hambalyo iyo ducu fara badan u direynaa Faysal Cabdi Ibrahim Waqooyi iyo Anisa Xuseen Xirsi oo arooskoodu ka dhacay magaalada Chicago ee dalka Maraykanka. Waxaanu leenahay Ilaahay haydinka yeelo labadii isku waara, ubad khayr qabana Ilaahay siiyo. Wiil iyo Caano, gabadh iyo caano. Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax.
|
Mohamed Ali "Sheekhaawi"
Toronto Canada
|
|