Toronto:- Soo dhaweyntii Dr. Fadal ee Xisbiga WADANI Toronto iyo Khudbadiisii uu ku duray Xukumada Siilaanyo DAAWO SAWIRO.
Waxa si wayn lugu soo dhawayn magalada Toronto ee cariga Canada, DR maxamed cisman fadal oo ah gudoomiya gudiga arima dibada ee xisbiga waddani, waxan xafladaa ka soo qay galay madaxda xibiga qaran ee Toronto iyo tageerashay xisbiga waddani
Xafladan oo jawi wacan ku bilaaban tahye , ayaa waxa furuy gudoomiyaha lanta Toronto ee xibiga waddani mr jaamac hirad jaamac (jaamac waddani) halkaasi uu ku soo dhaweyey DR fadal kana warbixiyey hawlaha xisbiga ee magalada Toronto, intaa ka dib waxa hadalka qaatay DR Ibrahin cabsiye oo isna soo dhawayn dabadeed taabtay hawlaha xisbiga u yaal magalada Toronto iyo kulmada ay qabsadeen guula ay ka gaadhen.
intaa ka dib waxa hadalka lugu soo dhaweyey DR fadal waxanu DR fadal warbixin xisaleh ka bixiyey xalada wadanku marayo iyo guud ahaanba nabad galayda wadanka , waxanu ku dheeradaye arimah doorashooyinka iyo diiwan galinta waxanu sheegay in carqalado badan ka soo gudbeen arimhasi imikan meel fiican marayaan saddexda xisbig qaran, gudiga doorashoyinka iyo wasarada arimah gudhu ku heshiiyeen, arinkaa doorashadan la filaayo in ay xiligii lugu talo galay qabsoomi doonto
Waxa kaloo uu DR fadal nuuxnuuxsadaye in manta dawlada talda wadanka haysa waxa badani ka qaldan yihiin arimahsan ay sixi doon hadii alleh idmo marya ku guulaysdan talda wadanka.