Toronto:- Xafladii Lagu sagootinayay Labada Fanaan ee Caanka ah Sahra Halgan iyo Yusuf dheere iyo dadkii VIP-da ahaa ee kasoo qayb galay DAAWO SAWIRADA. |
Toronto-(HWN)-Xaflad Soogistis ah oo aad loosoo agaasimay Ayaa logusoo bandhigay Magalada Toronto waxaana loosameynayay Labada Fanaan ee caanka ah Sahra Halgan iyo Yusuf Dheere taasoo xafladani kaliya loogu talogalay dad gooni ah oo lasoo casuumay.
Xafladan ayaa ah mid lagu sagootinayo labada fanaan Sahra halgan iyo Yusuf Dheere taasoo magaalooyinka Toronto iyo Ottawa ay ka dhigeen Bandhig faneedyo Taarikhi ah oo dadkii oo dhan soo jiitay.
Xafladii Sagoostiska ahayd ee ka dhacday Toronto xalay ayaa dadweynihii kasoo qayb galay waxay goobtasi ku dudoonsiinayeen hadiyado iyo ducooyin.
Dadka kasoo qayb galay ayaa ahaa dad losoo xulay oo VIP ah waxayna xafladani ku dhamaatay Faraxdin iyo Guul ay jaliyada Somaliland ku farax sanayaaeen imaanshaha labadan fanaan.
Hadhwanaagnews
Toronto, Canada
|
|