Jamaal Ali Husein iyo Toronto Airport Daawo sawiro |
Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Husein Ayaa magalada Toronto socdaal shaqo ah kumyimid waxaana loosoo dhaweeyay si heersare ah.
Jamaal Cali Husein Ayaa habeenka sabtida ah Taarikhduna ay tahay April 05.2014 xaflad baladhan loogu dhigayaa Magalada Toronto waxaana dadweynaha laga codsanayaa inay kasoo qayb galeen xafladaasi
Hadhwanaag.
|
|