Xafladii Ugu Danbeysay ee Loo Qabtay Suxufiga Caanka ah C/Salaan Hereri iyo Xaaskiisa Daawo Sawirada.
Image:
Soodhaweyn aan kala go lahayn ayaa dhamaan Jaliyadda Afka somaliga ku hadasha ee Toronto ku dhaqani ay u sameeyeen Wariyaha wayn ee caanka ah C/Salaan Ibrahim Hereri iyo Xaaskiisa Marwo Muna.
Hadhwanaagnews. Toronto, Canada
Hadii uu ku dhaafay Xafladii hore ama Sawiradii hore Halkan Guji oo Daawo.