Bushaaro Bushaaro Bushaaro umadeey Bil khayr dhaha.
Waxaan idiin haynaa Diyaarad Raaxo leh, Bookin aan laga werwerayn, qiimo jaban oo aad u hooseeya , shaqaale soo dhoweyn fiican leh, intaas oo dhan waxaad ka heli kartaa Diyaarada Cusub ee Djibuti Air.
Hadaba Djibuoti Air xagaad ka heli kartaa, xagayse ku gayn kartaa, Djibouti Air waa Diyaarad cusub oo dhowaan loo sameeyey Baahida diyaaradeed ee haysata Shacbiga reer Jibuuti iyo Reer Somaliland, waa diyaarad aad u qiimo jaban oo aad kuheli karto wax ka jaban £300 go and back ee ha moogaan.
Diyaarada Djibuti Air waxay Maalin kasta oo Isniin Ah iyo maalin kasta oo Salaasa ah ka duushaa saacadu markay tahay sadexda iyo badhka Galabnimo ( 15:30 Pm ) Gegida diyaaradaha ee caalamiga ah ee Dubai iyadoo si toosa kaaga dejinaysa magaalada Jabiitu ka dibna kuu sii gudbinaysa magaalada Berbera ( Dubai Jibuuti Berbera Dubai )
Maalinta Khamiista iyo Maalinta Sabtidana waxay si toosa kaaga dejinaysaa Berbera ka dibna Jibuuti ( Dubai Berbera Jibuuti Dubai )
Hadaba dhamaanba cidii danaynaysa diyaaradaas casriga ha iyo qiimahaas jaban ee ka soo dhoofaya Wadamada Yurub gaar ahaan UK waxaa loogu bushaaraynayaa inayay tigidhadaas ka heli karaan Xafiiska C/raxmaan Ubaxle oo noqday xafiiskii u horeeyey ee aad diyaaradaas tigidhadeeda iyo wixii kaargo laguu diyayaba ka heli kartid.
Waxaanu macaamiishayada leenahay soo dhowaada gacmo furan weliba waxaa qiimaha jaban idiin raaca 40kgs iyo 7kgs hand baggage oo miisan ah ayaa diyaaradu kuu ogoshahay ee la soo xidhiidha xafiiskan hoos ku qoran si aad u hesho qiimahaas jaban iyo diyaaradaas raaxada leh.