Hadhwanaag

Welcome to Hadhwanaag

Home

Samsam Cabdi Aadan

Dahabshiil CEO Abdirashi

page195

page194

page193

page192

page191

page190

page189

Ahmed Osman Guelleh JSK

Samsam Cabdi Aadan tuug

samsam abdi adan 6

page185

page184

page183

page182

page181

page180

page179

page178

page177

page176

page175

page174

page173

page172

page171

page170

page169

page168

page167

page166

page165

page164

page163

page162

page161

page160

page159

page158

page157

page156

page155

page154

page153

page152

page151

page150

page149

page148

page147

page146

page145

page144

page143

page142

page141

page140

page139

page138

page137

page136

page135

page134

page133

page132

page131

page130

page129

page128

page127

page126

page125

page124

page123

page122

page121

page119

page120

page118

page117

page116

page115

page114

page113

page112

page111

page110

page109

page108

page107

page106

page105

page104

page103

page102

page101

page100

page99

page98

page97

page96

page95

page94

Wadani

page93

page92

page91

Jamaal Toronto

page90

page89

page88

page87

page86

page85

page84

page83

page82

page81

page80

page79

page78

page77

page76

page75

page73

page72

page74

page71

Cikuse

page70

page69

page68

page67

page66

page65

page64

Sakinah

page63

page61

page62

page60

page59

page58

page57

page56

page55

page54

page51

page53

silanyo dhagax dhig

silanyo borema

page43

page49

Barcelona

india

war2

warancade

Indhoole

Cabdilahi mahamed Ali

AMINA WARIS LONDON

siilaanyo2aad

bacado

tvga qaranka2

SACIIC ALI MUUSE

sln

New Hargeisa Hospital

Amiin Artis 2 Pictures

page44

Yaman

page50

Ciyaar2

Van Doorn

samaale2

Gabar Yar Aids

Kulmiye

page47

page40

page14

page42

page41

page39

page38

page37

page36

page35

page34

page33

page32

page31

page30

page29

page28

page27

page26

page25

page24

page23

page22

page21

page20

page19

page18

page17

Gabiley Hospital Xaflad

Wafdi Ceerigaabo

page16

page15

page13

page11

page12

page9

page7

page8

page5

page3

page6

page10

UCIDsafar

page2

page4

UCIDsafar2

Suxufi Solja

Faaliyaha Qaranka2aad

Faysal Khudbad

Wasiirka Arimaha dibadda

page48

Ahmednassir Jibril Farah

bUUG

SIILAANYO

Wasiirka somaliland

Wasiir Warancade

Fanaanada Hodan C/Raxman

AMINA WARIS

page45

Cabdiqadir Juba

Ugaas Xawareeye2

Sakinah Community Center

Nicholas Kay

ProfAhmed Ismacil Samatar

page46

Profoser Ahmed Ismael Tor

Husein ADucale Austria

Wasiirka Biyaha S/land

Wasiirka Dibadda shir

Mahamed Hashi

Zimbabwe

King Khalid

Ethiopian air

booyadaha hargeysa

Jewish Ethiopian

Nimco Degan

geela

Adna Australia

coomeey

JAMAC QALIB

Universal Kulmiye

BOOBE

Maandeeq TV

Wadani Toronto

MilgoTv

Ucid ads Toronto

page52

AmiinArtis

UcidToronto

sweden

Mo Farah

Audio

 
Wariye C/laahi Maxamed Cali Oo Ku Guulaystay Wariyaha Sanadka
 
 

London-(HWN)-Xaflad balaadhan oo aad u quruxbadan oo  bulsha Somaliland ee UK isugu timi oo sanad walba lagu qabto magaalada London, isla markaana lagu gudoonsiiyo shahaado sharafyo shaqsiyaad, ururo, ardayda kala duwan iyo saxaafada ayaa xalay lagu qabtay Brunel University oo ku taal galbeedka magaalada London.

Xafladan oo ay ka soo qaybgaleen xubno sar sare iyo dadweyne aad u badan ayaa ahayd mid si weyn ay u soo agaasimeen urur bulsheedka West Londonb Somaliland Community oo sanad walba qabta abaalmarinta dadka reer Somaliland ee meel ay joogaanba loogu codeeyo in ay waxtar u lee yihiin Somaliland ama horumar la taaban karo gaadhaan. Waxa xafladan goobjoog ka ahaa oo gudoonsiinayey abaal –marinada kala duwan duqa waaxda galbeedka London ee Hillingdon Councillor Allan Kauffman, wasiirka Iskaashiga caalamiga ah iyo Ganacsiga Somaliland Maxamed C/laahi Cumar iyo wakiilka Somaliland u qaabilsan dalka Britain Cali Adan Cawaale oo halkaas xubnaha loo codeeyey ku gudoon siiyey jaa’isado kala duwan.


 
 

Dhanka Saxaafada ayaa iyagana la siiyey abaal marino wariyeyaal ka kala socda TV-yada Somasat, Somali Channel iyo xubno saxaafada kale ka mid ah. Hase ahaatee wariyaha ruug cadaaga ah ee ku can baxay wareysiyada hufan iyo doodaha dhexdhexaadka ah, isla markaana ah madaxa barnaamijyada qaarada Yurub ee TV Qaranka Somaliland,  oo leh barnaamij  joogto ah oo la yidhaa Madasha Qurbejooga  oo lagu duubo studyowga TV Qaranka Somaliland ee magaalada London, ayaa habeenkii xalay ahaa ka mid ahaa dadkii halkaa lagu gudoonsiiyey abaal-marinta.

“…Waxaan u yeedhayaa C/laahi Maxamed Cali oo dadka Somaliland ugu codeeyeen in uu yahay wariye qaada wareysiyo uu ku weydiiyo hadba madaxda uu wareysto su’aalo ka turjumada dadku waxa ay doonayaan in looga jawaabo.. C/laahi waxa loogu codeeyey in uu yahay wariye leh haybad saxafinimo oo culus oo dhexdhaxaadnimo leh…” Sidaa waxa yidhi Iid Xasan Aw Muuse oo dadkii halkaa isugu yimid ugu sharaxay sida ay u soo xuleen wariye C/laahi Maxamed Cali oo dad aad u badan ugu codeeyeen  iyagoo adeegsanaya barta internet ka ee ay ugu talo galeen in ay dadku u codeeyaan cida ay isleeyihiin way mudan tahay in abaalmarin la siiyo.


 
 

Sida uu u xaqiijiyey Hadhwanaagnews .com xubin ka mid ah xubnaha masuulka ka ah Somaliland Achievement Awards, wariye C/laahi Maxamed Cali waxa uu helay codkii ugu badnaa ee dadku ugu codeeyaan dhamaan dadkii loo codeeyey in la siiyo abaal-marin.

Khadka telefoonak oo aanu xaflada ka dib kula xidhiidhanay wariye C/laahi Maxamed Cali oo aanu weydiinay dareenkiisa ku wajahan abaal-marinta la siiyey iyo in loo aqoonsado wariyaha sanadka ee helay codkii ugu badnaa ayaa ku jawaabay “..Runtii abaalmarintani waa dhiiri galin aan helay, waana mid aan aaminsanhay in ay ila wadaagaan saxafiyiinta Somaliland ee jecel in la helo saxaafad xor ah oo ka hufan wax kastoo dib u dhaca ku keenaya saxaafada Somaliland oo runtii meel adag maraysa…”

Wariye C/laahi Maxamed Cali oo aanu weydiinay sida uu u arko in dadku ugu codeeyeen barnaamijkiisa in uu yahay mid dhexdhaxaad ah isagoo ka baxa TV Qaranka oo la og yahay in uu dhanka siyaasada u janjeedho xukumda talada haysa ayaa ku jawabaay “ Anigu sidaan u arko TV Qaranku sida uu magaciisu yahay waa mid bulshada Somaliland u dhaxeeya, mid muxaafid ah iyo mid mucaarid ah, waana nidaamka aynu qaadanay ka ina farayaa sidaa….…aniguna inta karaankayga ah dhankayga waxaan isku dayaa in aan ilaaliyo xeerka saxaafada ee dad iyo dal uu dastuurkiisu siiyey xornimo iyo xurmo- saxaafadeed cidkastoo xukunka u haysaaba waxaanan dareemaa masuuliyada dheeraad ah maadaama ay jirto dareen laga qabo TV Qaranku waxaanse ogahay saxafiyiinta ka hawlgala kuwa Qaranku in ay ila mid yihiin oo ay wada dadaalayaan…”


Wariye C/laahi Maxamed Cali ayaa saxaafada ku bartay magaalaa Toronto ee dalka Canada,   waxaanu halkaa sanadkii 2001-dii magaalada Toronto ka aas aasay idaacadii ugu horaysay ee qurbejooga Somaliland yeesho, isla markaana  tii ugu horaysay  ee  laga dhegeysto Internet-ka oo ilaa iyo maanta ya shaqaynaysa oo bulshda Somaliland ee Toronto ay abaal ugu hayaan. Wariye C/laahi Maxamed Cali ayaa leh aqoon iyo  khibrad dhanka baahinta, diyaarinta wararka, barnaamijyada iyo ku shaqaynta qalabka baahinta ee TV iyo idaacadeed, waxaanu ka mid yahay shaqsiyaad tirade yare e ugu waayo aragsan isla markaana aad loo daawadao barnaamiyadiisa marka loo eego barnaamijayda ka baxa TV-yada ku hadla Af-ka Soomaaliga.

Uqoonsiga wariye C/laahi Maxamed Cali in uiu yahay wariyaha sanadka ayaa ku soo beegantay xili sida Hadhwanaagnews.com xogo ku heshay ay jiraan masuuliyiin uu hore u wareystay iyo kuwo aan jeclayn sida hufan ee dhexdhaxaadka ah mararbadan loogu hanjabay in laga joojinayso barnaamijkiisa TV Qaranka . taas oo uu xataa la sheegay in dodo uu qabtay la soo dayn waayey sida ay noo xaqiijiyeen xubno ka qaybqaatay dood  siyaasadeed ay kaga qaybtaan barnaamijkiisa Madasha Qurbejooga  oo la amaray in aan la baahin, hoostana la iska dhigay iyo in barnaamijyadiisa si dheeraad ah loo eego marka uu siyaasiyiinta ku soo qaato.

Bahda Hadhwanaagnews.com iyo inta jecel saxaafadd xorta ah waxa aanu halkan hambalyo uga soo dirayanaa wariye C/laahi Maxamed Cali oo ah shaqsi hormood u ah saxfiyiintaa Somaliland maanta ku faanto. Hamblay C/laahi!

Halkan ka daawo wareysiyadii ugu cajiibsanaa ee uu qaado iyo barnamaaijyadii Gilgilay dadka iyo  masuuliyiinta xukumada SL.


Wareysigii Maxamed Kaahin Axmed:


Wareysi Xiiso leh iyo Jamaal Cali Xuseen, Musharaxa UCID


Wareysi Gudoomiye C/raxman Ciro:


Wareysi  Gud. Muuse Biixi Cabdi:


 

Dood ku saabsan Siyaasada Arimaha Dibada ee Somaliland


 

Wasiirkii Hore ee Arimahad Dibada Max’d Cabdilaahi


 

Wareysi Dr. Diixood- Diixood la hel!:


 

Wareysi Nimco Yaasiin oo Haybteed runta ah ka waramays:


 

Somaliland iyo Dadka Gaagaaban:


Dood Ku Saabsan Somaliland iyo Maalgashiga:


Barnaamij ku saabsan halista Telefoonada Somaliland part2 : 


London Office

Hadhwanaagnews.com