Shirkada Dhinaca kalumaysiga ugu wayn somaliland e ceel daraad fishing o ku guulaysatay in ay dhawaan ganacsi kaluunka iyo milixda ah u gudbiso dhinaca etoobiya,waana marki kowaad e ganacsi laba geesood ahi dhex maro somaliland iyo etoobiya,madaxa shirkad.