Mid Kamid Ah Wadamada Afrika Oo Si Waali Ah Looga Cuno Hilibka Qaydhin
Hadii aad maqli jirtay arimo fajac ku galiya markii aad maqasho ama aad aragto hadana waxaan idiin wadaa Hilib qaydhin oo dadka Waddanka Ghana ku dhaqan ay cunaan isagoo aan la bisleyn (la karin) waxaana markii aan arkay iga yaabisay. Maqaaxi ama Bar laga cunteeyo iska daaye waxaad arkeysaa iskuulaadka ardayda markii laga soo daayo iyagoo hore usoo mara kawaanada hilbaha lagu gado iyo miisas hilbaha si tafaariiq ah loogu iibiyo. Run ahaa waa wax la yaab leh laakiin ilaa hada ma garan karno sababaha dhabta ah ee arintan ka dan beeya