Wergeyska Ugu Weyn Dunida Ee Wallstreet Journal Oo Khashifay Sir Ah In Shariikadda Shiidaalka Ka Qodaysay Somaliland Guddoomiyaheeda Tony Hayward Uu Axmed Siilaanyo Ugu Ballan Qaaday Lacag Dhan 100 Malyuun Oo Dollar Si Uu Uga Hello Heshiiska Shiidaal Qodista, Isla Markaana Shaaciyey Muranka Ka Dhex Aloosmay Genel Energy Iyo Dawladda Muqdisho iyo Qoraalka Wall Street Journal Idiin Soo Turjuntay HALKAN GUJI OO SII AKHRISO.