Hadhwanaag

Welcome to Hadhwanaag

Home

Rayte

Britain

siilaanyo2aad

Siilaanyo1

tvga qaranka2

Khadar Guun

Aroos

TVga Qaranka

Dayr GUri

page44

Yaman

page50

Ciyaar2

Van Doorn

samaale2

Gabar Yar Aids

Kulmiye

page47

page40

page14

page42

page41

page39

page38

page37

page36

page35

page34

page33

page32

page31

page30

page29

page28

page27

page26

page25

page24

page23

page22

page21

page20

page19

page18

page17

Gabiley Hospital Xaflad

Wafdi Ceerigaabo

page16

page15

page13

page11

page12

page9

page7

page8

page5

page3

page6

page10

UCIDsafar

page2

page4

UCIDsafar2

Suxufi Solja

Wasiir biyo

Faysal Khudbad

Wasiirka Arimaha dibadda

page48

Ahmednassir Jibril Farah

bUUG

SIILAANYO

Wasiirka somaliland

Wasiir Warancade

Fanaanada Hodan C/Raxman

AMINA WARIS

page45

Cabdiqadir Juba

Ugaas Xawareeye2

Sakinah Community Center

Nicholas Kay

ProfAhmed Ismacil Samatar

page46

Profoser Ahmed Ismael Tor

Husein ADucale Austria

Wasiirka Biyaha S/land

Wasiirka Dibadda shir

Mahamed Hashi

Zimbabwe

King Khalid

Ethiopian air

Samaale

Jewish Ethiopian

ciro

geela

page43

coomeey

JAMAC QALIB

Biritsh

Khadar Guun2

Adan Cade Airport

Eng Biixi

usa

CIYAAR1

page52

AmiinArtis

silaanyo

sweden

Mo Farah

Audio

 
Daawo: Laacibka Lionel Messi Oo Ilmihiisa Curad Kula Dabaal Degay Ololaha (Taageer Carruurta Saboolka Dunida Ee UNISEF)


Buenos Aire, (HWN/EFE):- Laacibka Kooxda Barcelona Lionel Messi, oo ka mid ah safiir sharafeedyada qaramada midoobay ee qaadhaan ururinta ka taageera, ayaa si toos ah uga qayb galay ololaha taageerada iyo mucaawinada loogu ururinayo malaayiin carruurta saboolka ee dunida ah oo bishan November bilowgeedi UNISEF ka bilowday dunida. 

Messi ayaa muuqaal uu kula dabaal degayo gabadha uu ku curtay ee Thiago, magaalada Buenos Aires ku soo bandhigay, waxaanu halkaas ka baahiyay wacyi galin la xidhiidha sidii loo caawin lahaa, malaayiin ubad ah oo dunida daafaheeda ku gaajaysan, ololahan oo uu kala qayb qaadanayo Unisef ayuu isaga laftiisu tabarucaad ka gaysan doonaa, kaas oo uu ugu magac daray (Leo y Thiago Messi celebrando la vida), oo ah af Spanish macnaheeduna yahay, (Lionel Iyo Thiago Messi waxay u dabaal degayaan nolol.


Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalkaasi.

 
 

Faysal Maxamed Xasan

Hadhwanaag/Office Hargeysa Somaliland

Faysal@hadhwanaag.org